Senator baaq u diray beelaha ku dagaalamaya duleedka degmada Cadale

Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano hoos taga degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe iney xabada joojiyaan khilaafka u dhexeeya ku dhameeyaan wadahadal. Waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in dhiig dad walaalo ah uu ku daato wax miiska … Continue reading Senator baaq u diray beelaha ku dagaalamaya duleedka degmada Cadale